Main Function: 1、Dictionary English-Somali Somali-English 2、Calculator 3、Conversion 4、Conversation 5、Name Card 6、Date
and time 7、U disk 8、MP3 Hardware specifications; Memory 1G Color Screen 2.4"TFT LCD Display 320*240 Dot Power Li Battery Earphone
SAHAL Electronic Dictionary waa Qaamuuskii electronic
ah ee ugu horeeyay ee lagu qoro luqada af soomaaliga. Waa qalab yar oo casri ah oo aad jeebka ama boorsada ku qaadan karto.
Wuxuu ka kooban yahay English-Somali ,Somali-English iyo weliba English-English oo hal shay kuwada jira. Waxaa ku jira erayo
aad iyo aad u badan oo ka kooban daily English used words, scientific words, social science words iyo in kabadan 100,000
oo eray. Waxaa loogu talo galay dhamaan ardayda dugsi hoose ilaa heer jaamacadeed, dhamaan shaqaalaha xafiisyada iyo weliba
dadka ku dhashay qurbaha ee aan aqoon luqada af soomaaliga